Download World Autism Month Poster (pdf - 95 kb)
Download World Autism Month Poster - Somali (pdf - 121 kb)
News:
Get-in! Gender EThnicity-INtegration through international school project. Is being held in Holland from 18th - 21st of May 2011.
School populations are becoming increasingly diverse across all E.U. countries. Schools with a high percentage of students with a different ethnic background seldom take part in international education projects.
This event will look at many aspects, including promoting extra-curricular and extended school activities. Teachers, teacher trainers and other professionals will be there exploring educational issues concerning cultural diversity and equality.
There will be opportunities for people to network and share ideas.
The World Month of Autism, Aqoon’s Activities:
About Autism in Somali
Waa Maxay Autism:
Xanuunka Autisimka Isbektiram (Autism Spectrum Disorders ama ASD)
Autisimku
waa naafannimo wax u dhinta ilmaha kobaciisa iyo dabcigiisa iyo habka ay ula xiriiraan
dadka iyo dunida ku hareersan. Saddex meelood ayaa ugu badan meelaha ay dadka autisimka
qaba dhibaatooyinku ka qabsadaan. Saddexdaa meelood waxaa lagu magaabaa “dhimmanaanta
saddex geeska ah”
1. Dhibaatada la xiriirta fahamka iyo adeegsiga luqadda lagu xiriiro
2. Dhibaatada la xiriirta dhexgalka bulshada iyo xiriirka dadweynaha
3. Dareenada
ay ka mid yihiin codka, iftiinka ama taabashada oo dhiba.
Source: Somali American Autism Foundation
Barnaamijyada ay Aqoon ugu tala gashay Bisha caalamiga ee ootisimka
Walaalayaal, waxaa la galay bishii loogu magic daray bisha Ootisimka. Kaasi oo ay ujeeddadu tahay in lagu wacyi geliyo dhamaan waalidiinta, xubanah kale ee shacbiga, iyo dadka kale ee ay quseyso xaaladda Ootisimka.
Hay’adda waxabarashada ee Aqoon waxay ugu tala gashay barnaamijyo war gelin ah oo aanu idinku soo gudbin doono barta aanu ku leenahay internetka.
Barnaamijyadaas ayaa waxay ka mid noqonaya;
Videos:
Downloads:
Download 2009-10 Annual Report (pdf - 900 kb)
Download GET IN Conference Brochure (pdf - 834 kb)
| Terms |
| Copyright |
| Privacy |
| Site Map |